Abiy Ahmed oo ka hadlay arrinta badda

Your browser doesn’t support HTML5

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta baarlamaanka dalkisa u jeediyay khudbad uu uga hadlay xaaladda dalka Ethiopia, isaga oo soo hadal qaaday damaca Itoobiya ee badda.