Doorashada Congress-ka Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Shanta November oo ah maalinta ay dadka Maraykanku doorashada u dareerayaan, waxay ka sokow madaxweynaha kala dooranayaan ciddii xukumi lahayd labada aqal ee Congress-ka. Warbixintan waxaa diyaarisay wariyaha VOA-da Katherine Gypson, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.