Maxaa ka cusub doorashada Mareykanka?

Your browser doesn’t support HTML5

Ololaha doorashada madaxtinimada Mareykanka ayaa galay toddobaadkii ugu dambeeyay iyadoo musharraxa Dimoqraadiga Kamala Harris iyo kan Jamhuuriga Donald Trump uu u dhexeeyo tartan adag oo ay si weyn isugu dhow yihiin.