Meydka xildhibaan oo laga helay Wajeer
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa ka taagan buuq iyo xiisad maalintii labaad kadib markii shalay duleedka Wajeer laga helay maydka xildhibaan Hussein Yuusuf Axmed oo ka tirsan golaha deegaanka Wajeer oo la la’ aa muddo ka badan 30 cisho.
Axmed Xuseen ayaa faah-faahinaya.