Trump oo ka shaqeeyey McDonald’s
Your browser doesn’t support HTML5
Murashaxa madaxweynaha ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa Axaddii shalay booqday maqaayad McDonald's ah oo ku taal agagaarka magaalada Philadelphia, isaga oo muddo kooban ka shaqeeyay qaybta shiilidda baradhada iyo daaqadda laga bixiyo dalabaadka dadka baabuurta wata.