Blinken oo dib ugu laabtay Bariga Dhexe

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu soo laabtay Bariga Dhexe, taasi oo qeyb ka dadaal cusub oo lagu doonayo in xabad joojin ay adag tahay in la gaaro laga gaaro dagaalka Gaza ka socda, muddo laba todobaad ah ka hor doorashada Maraykanka.