16 kadib ayey ku laabanayaan dalkooda
Your browser doesn’t support HTML5
Faraca dadkii ka cararay cadaadiskii Jarmalka ee Namibia horraantii qarnigi 20-aad (1908-dii) ayaa 116 sano kaddib ku laabanaya dhulki awooweyaashood ee Namibia.
Vitalio Angula ayaa warkan ka soo diray Windhoek, Namibia. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.