Puntland oo kor u qaadeysa dalxiiska

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland ayaa wadda qorshe kor loogu qaadayo dalxiiska. Degmada Eyl ee gobolka Nugaal waxaa lagu qabtay bandhig dalxiis oo dadka lagu barayay goobaha iyo waxyaabaha ay degmadu gaarka u leedahay. Nuux Muuse ayaa warbixintan noo soo diray.