Talyaaniga oo soo celiyey muhaajiriintii Albania
Your browser doesn’t support HTML5
Markab ay leeyihiin ciidamada badda Talyaaniga ayaa Sabtidii 12 qof oo tahriibayaal ah dib ugu celiyay Talyaaniga isagoo ka qaaday xarun ku taalla dalka Albania, kadib markii ay maxkamaddu go’aan ka soo saartay qorshaha dowladda ku doonayso inay ugu wareejiso muhaajiriinta dalkan Balkanka