Dhimashada qaraxii Nigeria oo korortay
Your browser doesn’t support HTML5
Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay booyad shidaal oo qaraxday ay gaartay ku dhowaad 150 qof. Meydadka oo lasoo ururiyay ayaa lagu aasay xabaale wadareed. Wararkii ugu dambeeyay ee musiibadaasi waxaa inoo haya Axmed Cali Sheekh.