Iran oo uga digtay Israel in ay soo weerarto
Your browser doesn’t support HTML5
Taliyaha Ciidamada Ilaalada Kacaanka Sare ee Iran ayaa Khamiista maanta ah uga digay Israa’iil inay weerar ku qaaddo Jamhuuriyada Islaamiga ee Iran ayagoo uga aargudanaya gantaalada lala beegsaday, xili militariga Israel ay sare u qaadeen weerarka ay Lubnaan ku qaadayaan ee ka dhanka ah Xizbullahi.