Wareysiga wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala
Your browser doesn’t support HTML5
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa ku sugan dalkan Maraykanka, halkaasi oo uu jaaliyadda Soomaalida kula kulmay magaalooyinka, Minneapolis, Seattle iyo Columbus.
Al-Cadaalla ayaa nagu soo booqday xarunta VOA ee Washington.