Hamiga Turkiga ee Geeska Afrika

Your browser doesn’t support HTML5

Turkiga ayaa sii xoojinaya iskaashiga uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo bishan u diray markab cilmi baaris ah si uu u baaro kheyraadka tamarta ee badda Soomaaliya. Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aaden.