Taalibaan oo mamnuucday sawirrada xoolaha

Your browser doesn’t support HTML5

Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Taliban ee dalka Afghanistan ayaa joojisay soo bandhigidda sawirada noolaha si ay ugu hoggaansamaan shuruucda anshaxa, sida uu xaqiijiyey sarkaal ka tirsan Taliban maanta oo Talaado ah.