Israel oo 50 qof ku dishay duqeyn ka dhacday Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Israel oo ka dhacay Marinka Gaza ayaa waxaa lagu dilay ugu yaraan 50 Falastiiniyiin ah, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee Falastiin. Waxaa faah-faahinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan