Cabdi Xaashi iyo Saalax oo is-haya
Your browser doesn’t support HTML5
Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay in xubin-nimadii Aqalka Sare uu waayay Senator Saalax Jaamac, oo ah Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya.
Weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa faah-faahinaya.