Netanyahu oo codsi u diray QM
Your browser doesn’t support HTML5
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa maanta Qaramada Midoobay ku booriyay inay ciidamadooda nabad ilaalinta ee UNFIL ka saaraan meelaha lagu dagaalamayo ee dalka Lubnaan.
Waxaa faah-faahinaya Cabdixakiim Shirwac.