Xisbullah oo sheegtay in gantaallo ku weerartay gudaha Israa'iil

Israel's Iron Dome air defence system intercepts rockets fired from Lebanon, near Acre in northern Israel on October 11, 2024.

Ururka Hezbollah ayaa maanta oo Sabti ah sheegay in ay gantaallo ku garaaceen saldhig ciidan oo ku yaalla gudaha Israa’iil.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo dadka Reer Israel ay u dabbaal-deagayaan munaasabadda (Yom Kippur), oo ah maalin ay xusaan dadka aaminsan diinta Yuhuudda.

Magaalooyinka Israa’iil aya cidlo ah, iyadoo suuqyada la xiray, sidoo kale waxaa la joojiyay duulimaadyada iyo isku socodka gaadiidka dadweynaha. Faahfahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta