QM oo hakineysa gargaarkii gobolka Amxara
Your browser doesn’t support HTML5
Qaramada Midoobe ayaa ka fakareysa in ay hakiso howlihii gargaarka gobolka Amxaarada ee Itoobiya kadib markii ay kordheen dilka shaqaalaha gargaarka.