Qurbo-joogta Afrikaanka iyo doorashada USA

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee qurbo-joogta Afrika ka timid ee noqday muwadaaniinta Mareykanka u wajahayaan doorashada madaxweynaha Mareykanka ee ay ku loolamayaan Donald Trump iyo Kamala Harris. Jeff Swicord ayaa warbixintan diyaariyey. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.