Saameynta Muslimiinta Mareykanka ee doorashada
Your browser doesn’t support HTML5
Muslimiinta Maraykanku waa wax ka yar 2% tirada dadka ee dalkan. Hase yeeshee, sida uu wariyaha VOA-da Kane Farabaugh ku soo warramayo, raadka ay ku leeyihiin doorashada aad buu u soo kordhayaa.
Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.