Wararkii ugu dambeeyey shirka golaha guud ee QM
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada New York waxaa ka furmay shirka Gollaha guud ee QM, halkaasi oo ay ka qeybgalayaan madax badan oo ka socota caalamka.
Sahra Cabdi Axmed, ayaa ku sugan xarunta QM ayaan ka wareysanay.