Deni oo sheegay inuu diyaar u yahay wada-hadal

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixnitan ka soo diray Garoowe.