Madaxweynaha Kenya Ruto oo tegay dalka Haiti

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa tegay dalka Haiti, halkaasi oo ay joogaan ciidamo ka socda dalkiisa.