Doorasho muhiim ah oo ka dhaceysa Jarmalka

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiga midigta fog ee Jarmalka ee AfD ayaa rajeynaya inuu maanta ku guulaysto doorasho adag oo ay kula jiraan xisbiga hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz, taasi oo ka dhacaysa gobolka Brandenburg. Weriyaha VOA ee London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaan ka wareysanaya doorashada.