Wafdi ka socda IGAD oo yimid Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghayaha guud ee urur gboleedka IGAD iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu wadahadallo ku leeyahay madaxda Somaaliya, xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadda ka dhex-taagan Soomaaliya iyo Ethiopia.