Nibiri “basaas u ahaa” Ruushka oo geeriyooday
Your browser doesn’t support HTML5
Nibiriga cad ee loo yaqaan (Beluga) oo hore loogu eedeeyay inuu basaas u ahaa Ruushka ayaa meydkiisa la helay Sabtidii (August 31), sida ay sheegtay Hay’adda Marine Mind, oo ah hay'ad samafal oo Norway laga leey
Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.