Kulamadii Golaha Shacabka oo dib u billowday
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta dib u billaabay kulamadoodii toddobaadkii hore hakadka ku yimid, kadib markii xildhibaannada qaarkood ay taageereen joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobollada Koonfur Galbeed, sidoo kale ay diideen imaansha ciidamada Masar.