Xarunta Xakamaynta iyo Ka-hortagga Cudurrada ee Africa iyo Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii bilaabay qorshe wax looga qabanayo qaaradda oo dhan oo ku aaddan cudurka furuqa daanyeerka mpox, saddex toddobaad ka dib markii WHO ay ku dhawaaqday cudurro ka dillaacay 12 waddan oo Afrikaan ah xaalad degdeg ah oo caalami ah. Warbixin ay qortay Wakaaladda Wararka ee AP waxa inoo haya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso warbixinta oo dhan