Ururka Caafimaadka Adduunka ee marka la soo gaabiyo la yiraahdo (WHO) ayaa shalay daabacay tirokoobka dadka uu ku dhacay daacuunka caalamka sanadka 2023-ka, taasi oo muujineysa in xanuunka uu sii kordhay.
Warbixinta Qaramada Midoobay ay arrintan ka soo saartay, waxaa soo jeedinaya Ibraahim Daandureey.
Your browser doesn’t support HTML5
WHO oo sii daysay warbixinta tirokoobka cudurka daacuunka ee 2023