Shirka hay’adda IANA oo ka dhacay Minneapolis

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Minneapolis waxaa lagu soo geba-gebeeyay shirka Hay'adda Islaamiga ee Woqooyiga America ee magaceedda loo soo gaabiyo IANA oo sanadkii 21aad lagu qabtay. Mascadde ayaa haddaba wareystay agasimaha guud ururka IANA Sheekh Yuusuf Cabdi Cabdulle.