Golaha Wakiilada oo diiday in xasaanadda la qaado Abiib
Your browser doesn’t support HTML5
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta diiday in xasaanadda la qaado xildhibaan Maxamed Abiib oo maalintii labaad uu xiran xukuumadda Somaliland
Warbixintan waxaa Boorama ka soo diray Haashim Sheekh Cumar Gooth.