Ciidamada Israel oo sheegay in ay dileen xubin ka mid ah Xamaas

Militariga Israel ayaa sheegay Talaadada maanta ah inay dileen xubin ka mid ah Xamaas, kaasi oo ka qeybgaley weerarkii October lagu qaadey Israel.

Warbixintan oo ay qortey VOA waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israel oo sheegay in ay dileen xubin ka mid ah Xamaas