Nin dil ka gaystay Mareykanka oo lagu qabtay Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Dacwad oogayaasha dalka Kenya ayaa Isniinta maanta sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen nin lagu eedeeyay in uu Mareykanka ku dilay saaxiibtiis, kiiskaas oo noqday mid aad loo hadal hayo kadib markii uu ka baxsaday gacanta booliska magaalada Nairobi.