Qaliinka wadnaha furan oo lagu sameeyey Xamar
Your browser doesn’t support HTML5
Isbitaalka Horjoog ee Muqdisho, oo u gaar ah xanuunada wadnaha, ayaa ku guuleestay in bukaankii ugu horreeyey uu ku sameeyo qaliinka wadnaha furan. Qaliinkan ayaa ahaa mid markii hore loo aadi jiray dalka dibaddiisa.
Cabdulqaadir OK ayaa warbixinita soo diray.