CARUURTA GAZA OO LAGA TALLAALAYO DABAYSHA

Your browser doesn’t support HTML5

Qaramada Midoobay ayaa qorsheyneysa in ay cudurka halista ah ee dabeysha ay ka tallaasho carruur gaareysa 640,000 oo ku nool Gaza, waxana tallaalka uu dhici doonaa inta lagu jiro sideed saac oo xabbad-joojin ah.