MAKHAAYAD AY KA SHAQEEYAAN ROBOTS

Your browser doesn’t support HTML5

Makhaayad ku taalla magaalada Nairobi oo ay ka dhex-shaqeeyaan mishiino robot ah. Makhaayadda ayaa soo jiidatay macaamiil badan oo xiisaynaya inay arkaan qaabka robot-yadan u shaqeynayaan.