BIYA XIREENKA ETHIOPIA

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Itoobiya ayaa sheegay inay laba jibaareen wax soo saarka korontada kasoo baxda biyo xidheenka muranku ka taagan yahay ee webiga Nile-ka buluuga ah, kadib markii ay halkaasi ka hawl galeen laba mishiin oo ah nooca soo saara tamarta joogtada ah.