SWEDEN OO MAXKAMADAYNAYSA RAG GUBAY QURAANKA
Your browser doesn’t support HTML5
Dacwad oogayaasha dalka Sweden ayaa Arbacada maanta ah dacwad ku soo oogay laba nin oo lagu eedeeyay in ay hurinayeen isir nacayb ka dib dhowr ay sanadkii hore bannaanbax oo ay ku gubeen kitaabka qur’aanka kariimka ah, tallaabadaasi oo dhalisay caro ka timid dalalka Muslimka ah.