SOOMAALIDA TORONTO OO KA CABANAYA KIRADA GURYAHA
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaalida Toronto ayaa ka cabanaya koror ku yimid qiimaha guryaha la kireeyo, warbixin ayaan idiinka haynaa. Dadka qaar ayaa sicir bararka kirada guryaha u sababeynaya dad badan oo magaaladaasi tagay dhowrkii sano ee u dambeeyay.