In ka badan labaatan ka mida ururada samafalka ee caalamiga ah ayaa Salaasadii ka digay in hawlaha gargaarka bini-aadminimo ee marinka Gaza uu halis ugu jiro inuu burburo, sababtuna ay tahay xayiraadaha joogtada ah ee Israel iyo hoos u sii dhaca waxa ay ugu yeerto aagga nabdoon ee dadka rayidka ah ee Falastiiniyiinta.
Warbixin ay qortay VOA waxa inoo soo koobaya Ibrahim Hassan Dandurey.
Your browser doesn’t support HTML5
Hawlaha gargaarka bini'aadanimo ee Gaza