Dhowaan dalka Britain waxaa ka dhacay debedbaxyo lagu muujiyey muslim nacayb. Mudaharaadadaas oo watey rabshado waxay ka dhaceen magaalooyinka ay ku badan yihiin dadka muslimiinta ahi.
Haddaba saameyn noocee ah ayey ku yeesheen Jaaliyadaha Muslimiinta ah ee ku nool magaalooyinkaas, warbixin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail
Your browser doesn’t support HTML5
Saamaynta rabshadaha UK