In ka badan 30 dal oo ka qayb galay shir lagaga hadlayo sharciga Milateriga

FILE - Zambian Army armored personnel carriers patrol the Chawama Compound in Lusaka on August 3, 2021. Officials in Zimbabwe have alleged the U.S. is plotting to move its Africa Command to Zambia from Germany, an accusation the U.S. and Zambia deny.

In ka badan 30 dal oo Afrikaan ah ayaa ka qeybgelaya shir looga hadlayo sharciga militariga, kaas oo Salaasadan maanta ah ka furmaya magaalada Lusaka ee xarunta dalka Zambia.

Ka qeyb galayaasha shirkan ayaa ka doodi doona doorka la taliyayaasha sharciga ee ee ciidamada la geeyo meelaha ay colaadu ka jiraan ee Africa.

Gaborone waxaa warbixintan ka soo diray Mqondisi Dube. Maxamed Cabdi Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka sharciga milateriga