Saraakiisha caafimaadka ee dalalka Afrika ee Saxaraha ka hooseeya ayaa sheegay in kooxo hubaysani ay hortaagan yihiin in la gaadho magaalooyinka iyo tuulooyinka looga shakisan yahay inay ka jiraan kiisaska xanuunka Mpox.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahan yahay wacyigelin caalami ah si loo yareeyo kororka fayraska, kaas oo loo aqoonsaday xaalad caafimaad oo degdeg ah oo caalami ah.
Moki Edwin Kindzeka ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Yaounde ee dalka Cameroon, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.
Your browser doesn’t support HTML5
Xanuunka Mpox