WEERARADA KA DHACA WAJEER
Your browser doesn’t support HTML5
Shacabka ku nool magaalada Wajeer ee goboolka Waqooyi Bari Kenya ayaa walaac ka muujiyay kororka weerarro ay geysteen kooxo burcad ah oo odoyaasha magaalada Wajeer ay sheegeen inay ka soo jeeddaan gobollo aan ahayn kuwa waqooyi bari Kenya.