Maxaa kasoo baxay wadahadallada nabadda Sudan ee Geneva ?

SWITZERLAND-SUDAN-US-DIPLOMACY-CONFLICT

Wadahadallo nabadeed oo uu gar-wadeen ka ahaa Mareykanka oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaallamaya Sudan, ayaa ku guuldarreystay in ay soo afjaraan dagaalka sokeeye ee Sudan ka socda muddada 16-ka bilood ah.

Hase ahaatee, sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa sheegay, in wadahadalladani ay sahleen in malaayiin qof oo ku gaajeysan Sudan ay galaangal u helaan cunto, dawo iyo waxyaabo kale oo aas-aasi u ah nolosha aadanaha oo ka xannibnaa in muddo ah.

Lisa Schlein ayaa warbixintan kasoo dirtay Geneva, waxaa soo jeedinaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Warka Sudan.m4a