Wararkii ugu dambeeyey ee heshiiska xabbadjoojinta dagaalka Qaza

U.S. Secretary of State Antony Blinken arrives at Qatar

Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Talaadadii shalay booqday dhex dhexaadiyeyaasha Masar iyo Qatar, isagoo raadinaya heshiis xabbad joojin ah oo lagu joojinayo dagaalka Gaza. Laakiin Xamaas iyo Israa’iil ayaa labaduba waxay muujiyeen inaysan jecleysan dhinacyo ka mid ah soo jeedinta uu Maraykanku taageerayo.

Warbixin ay VOA-du qortay ayaa waxaa noo soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka