ILHAN CUMAR OO KU GUULAYSATAY DOORASHO XASAASI AH

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay doorasho xasaasi ah oo gobolkeeda ka dhacday, ka dib tartan adag oo ay la gashay musharax wateen ururka u ololeeya danaha Israa'iil ee AIPAC.