Malaayiin dollar ayay musharaxiinta xisbiga Jamhuurigu ku bixinayaan kobicinta dhaqaalaha ku baxo iskuulada, si ay u hantaan qalbiyada dadka codadkooda ka dhiiban doona doorashada dhaceysa sannadkaan.
Warbixin ay arrintan ka qoratay wakaalada wararka AP, waxaa innoo heysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Doorashada Maraykanka