LOOLLAN ADAG OO KA JIRA KURSIGA ILHAN CUMAR
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaan Ilhan Cumar oo maanta loolan adag kala kulmaysa isla musharrax ka socda xisbiga Dimoqraadiga oo ay ka adkaatay doorashadii 2022-ka.